Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xil. Caasha: Ma Baroordiiq ayaan ku Jiraynaa?


Xildhibaan Caasha Xaaji Cilmi
Xildhibaan Caasha Xaaji Cilmi

Xildhibaan Caasha Xaaji Cilmi oo ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa xarunta VOA nagu soo booqatay, waxayna wareysi ay VOA siisay kaga hadashay qaraxyada Muqdisho.

Caasho waxay sheegtay inaysan macquul ahayn in mar kasta oo qarax dhaco "baroordiiq iyo tacsi lagu jiro."

Xildhibaan Caasha ayaa sheegtay in la kala daadsan yahay oo aan fikir meesha oolin, mas'uuliyd iyo hoggaankii uu mesha ka maqan yahay.

Caasha Xaaji ayaa soo jeedisay in la isku tashto oo ciidanka Somalia la garab galo.

Dhageyso wareysiga ay Caasho Xaaji Cilmi siisay VOA. Falastin Axemd ayaa Studio-yaha VOA ee Washigton ku wareysatay.

Waresyi: Xildhibaan Caasha Xaaji Cilmi
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:35 0:00

XS
SM
MD
LG