Isku xirrada

War

Shirkii Widh Widh oo la soo Gabagabeeyay


Shirkii Widh Widh oo la soo Gabagabeeyay

Shirkii Widh Widh oo la soo Gabagabeeyay

Shir degmada WidhWidh uga socday Somaliland, qaar ka tirsan waxgaradka Sool iyo Sanaag iyo xubno ka tirsan SSC ayaa la soo gabagabeeyay.

Shir degmada WidhWidh uga socday Somaliland, qaar ka tirsan waxgaradka Sool iyo Sanaag iyo xubno ka tirsan SSC ayaa la soo gabagabeeyay.

Shirkaasi oo ku saabsanaa sidii loo wanaajin lahaa xiriirka Maamulka Soomaaliland iyo dadka ku dhaqan Sool iyo Buhoodle, ayaa waxaa ka soo baxay qodobo ay ka mid yihiin; Saami Qeybsi; in xabsiyada laga sii daayo maxaabiis dagaal; in arrimaha ciidanka si hoose looga hadlo; in laga hadlo arrimaha horumarinta deegaanada Sool iyo Buhoodle; iyo shir dambe laysugu yimaado ayna ka soo qeybgalaan dhinacyadii ka maqnaa shirkii shalay la soo gabagabeeyay.

XS
SM
MD
LG