Isku xirrada

War

Shirkii Garowe 2 oo soo Xirmay Xalay

  • Abdulaziz Osman

Shirkii Garowe 2 oo soo Xirmay Xalay

Shirkii Garowe 2 oo soo Xirmay Xalay

Waxaa xalay goor dambe la soo gabagabooyay shir aan loo kala kicin oo shalay oo dhan uga socday dhinacyada siyaasadda Somalida magaalada Garowe ee xarunta Maamul Goboleedka Puntland.

Shirkaasi Garowe 2 oo looga tashanayay Dastuurka Somaliya ee heer Qaran, Nidaamka Federalismka iyo ka gudbidda waqtiga ku meel gaarka ah ayaa waxaa dhinacyadii ka qeybgalay ay ku gaareen heshiis.

Faahfaahinta halkan hoose ee qoraalka ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG