Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Amnesty Oo IRAN Ku Eedeysay Dilka Da'yarta


Hay’adda xuquuqda bani’aadamka ee Amnesty International ayaa sheegtay in koox dhalinyaro reer Iran ahi ay sugayaan xukun dil ah, iyaga oo galay dambiyo xilli ay da’doodu ka hooseyso 18 sano. Da’yartan ayaa la mariyey xeerar sheegaya in gabdhaha da’doodu tahay ilaa sagaal sano iyo wiilasha ilaa 15 sano xukun dil ah lagu fulin karo.

Hay’adda oo soo saartay warbixin ay ku magacowday “Weynow adigoo xukun dil ah sugaya", ayey hay’addu xukuumadda Tehran ku eedeysay waxa ay ugu yeertay dan-ka-galid-la’aanta laga xishoodo ee xuquuqda caruurta.

Warbixinta ayaa qortay 73 xukun oo da’ yarta sugaya

XS
SM
MD
LG