Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shirka Arrimaha Somalia ee Madrid


Shirka Arrimaha Somalia ee Madrid
Shirka Arrimaha Somalia ee Madrid

Magaalada Madrid ee dalka Spain waxaa ka furmay shir soconaya laba maalmood oo looga hadlayo xaallada Somalia.

Halkan ka Daawo Sawirrada Shirka Madrid

Magaalada Madrid, waxaa ka furmay shir looga hadlayo xaaladda Somalia. Shirkan oo soconaya laba maalmood ayaa waxaa ka qeybgalay kooxda Xiriirka Caalamiga ah ee arrimaha Somalia.

Sidoo kale waxaa ka qeybgalaya madaxweynaha Somalia Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo iyo madax kale oo uu ka mid yahay ergayga gaarka ah ee XGQM Mr Mahiga.

Shirkan ayaa waxaa looga dooddi doonaan qodobo kala duwan oo qaarkood looga hadlay shirkii gaarka ahaa ee ka dhacay New York.

XS
SM
MD
LG