Isku xirrada

War Deg-Deg ah

San Diego: Shir looga Hadlay ka Ganacsiga Jirka Caruurta


San Diego: Shir looga Hadlay ka Ganacsiga Jirka Caruurta
San Diego: Shir looga Hadlay ka Ganacsiga Jirka Caruurta

Laamaha ammaanka ee Maraykanka iyo Jaaliyadda Somalida ayaa kulan ka yeeshay walaac la xiriira ka ganacsiga jirka caruurta yar.

Jaaliyadda Soomaalida iyo Saraakiil ka socotay laamaha amaanka ee dalkan Maraykanka ayaa shalay kulan ay kaga hadlayeen sidii looga hortagi lahaa caruurta jirkooda ka ganacsata iyo dadka ku lugta leh ku yeeshay magaalada SanDiago ee Gobolka California.
Kulankan ayaa daba socday howlgal balaaran oo ay arintaasi kula dagaalamayeen booliska Maraykanka oo sannadihii la soo dhaafay lagu soo qabqabtay tobanneeyo qof oo ku lug lahaa ka ganacsiga jirka kuwaasoo laga soo qab-qabtay gobollada Minnesota iyo Tennessee.
Hadaba shirkan iyo cidda soo qabanqaabisay wareysi la xiriira xagga hoose ka dhageeyso.

XS
SM
MD
LG