Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shir Dhinaca Amniga oo Hargeysa ka Dhacay


Shir ay kasoo qeyb galeen Qaramada Midoobay, Midowga Yurub, IGAD, dalka Britain, iyo Somaliland ayaa lagaga hadlay hagaajinta amniga

hir Caalami ah oo lagu lafa Gurayo sidii Beesha Caalamku Gacan uga Siin lahayd Somaliland dhisidda Hay’ado Amni oo Xooggan ayaa maanta ka furmay magaalada Hargeisa, waxana ka qayb galay masuuliyiin ka kala socda Qaramada Midoobay, Midawga Yurub, Ingiriiska, UrurGoboleedka IGAD iyo Masuuliyiinta kala duwan ee Somaliland.

Warbixinta oo dhameystiran qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG