Isku xirrada

War

Sheekh Shariif: Al-shabab Si Weyn ayaa looga Adkaaday


Madaxweynaha Somalia ayaa sheegay in kooxda Al-shabab looga adkaaday dagaalka, dhinaca fikirka iyo Istraatiijiyadda, ilsa markaana ay wiiqmeen awood ahaan.

Waxa ugu baaqay kooxda iney ka waantoobaan gacan ka hadalka oo ay nabadda qaataan.

Madaxweynaha ayaa hadalkaasi sheegay isagoo kula hadlayay VOAda Magaalada Afgoye ee ka tirsan gobolka Shabeelaha hoose oo uu shalay markii labaad booqsho ku tagay tan iyo markii ay soo gashay gacanta DKMG ah.

Wareysigaasi oo dhameystiran halkan hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG