Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shariif Xasan oo 2-dii Sano laga Diiday


Shariif Xasan oo 2-dii Sano laga Diiday
Shariif Xasan oo 2-dii Sano laga Diiday

Guddiyada baarlamaanka ayaa diiday go'aankii labada sano looga dhigay wakhti kororsigooda saddexda sano ahaa.

Guddi hoosaadyada baarlamaanka KMG ah ayaa maanta ku gacan seyray in muddo kororsiga baarlamaanka laga dhigo laba sano, taasoo qeyb ka ahayd qodobadii ka soo baxay shirkii wadatashiga ahaa todobaadkii hore lagu soo gabagabeeyay magaalada Nairobi.

Guddi hoosaadyada ayaa diidmadooda ku soo bandhigay shir uu maanta la yeeshay guddoomiyaha baarlamaanka Shariif Xasan Sheekh Aadan.

Xildhibaan Cawad Axmed Cashara ayaa VOA-da u sheegay in shirkii maanta ay la yeesheen guddoomiyaha baarlamaanka laysku afgartay inaan la taaban karin saddexda sano ee uu baarlamaanku kororsaday.

XS
SM
MD
LG