Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shariif Xasan oo ka Hadlay Arrimo Badan


Shariif Xasan oo ka Hadlay Arrimo Badan
Shariif Xasan oo ka Hadlay Arrimo Badan

Guddoomiyaha baarlamaanka wuxuu ka hadlay arrimo badan oo ay ka mid yihiin Shirka Soomaaliya ee Nairobi, kilaafka siyaasadda ee taagan.

Guddoomiyaha baarlamaanka Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa wareysi uu siiyay Laantan Af-Soomaaliga ee VOA-da kaga hadlay kulanka Soomaaliya ku saabsan ee ka dhici doona Nairobi, khilaafka siyaasadda ee Soomaaliya iyo arrimo badan.

Shariif Xasan wuxuu sheegay in shirka ku saabsan Soomaaliya ee Qaramada Midoobay ay qorsheyneyso uu yahay mid ay ka arrinsan doonaan xildhibaanadu, hase yeeshee uu sheegay inuu u arko mid aan dhibaato keenayn, haddiiba uu yahay mid wadatashi ah oo Soomaalida dhexdeeda ah.

XS
SM
MD
LG