Isku xirrada

War

Shariif Xasan oo is Sharrixi doona


Shariif Xasan oo is Sharrixi doona

Shariif Xasan oo is Sharrixi doona

Guddoomiyaha baarlamaanka Shariif Xasan Sheekh Aadam ayaa sheegay inuu isu soo taagi doono xilka guddoomiyaha baarlamaanka.

Guddoomiyaha baarlamaanka KMG ah ee Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadam ayaa ka hadlay sababaha keenay in baarlamaanka muddada loo kordhiyo.

Wareysi uu siiyay Idaacaddan VOA-da ayuu Shariif Xasan ku sheegay in sababaha muddo kordhintu ay ka dambeysay ka dib markii uu sidaa ku taliyay guddiga dastuurka federaalka, si dar dar loo geliyo ayuu yiri hawlaha baarlamaanka.

Shariif Xasan ayaa sheegay inuu isu sharixi doono xilka guddoomiyenimada baarlamaanka ee uu hadda hayo.

XS
SM
MD
LG