Isku xirrada

War

Shariif Xasan: Khilaafka Dimoqraadiyad Buu Naga Ahaa


Shariif Xasan: Khilaafka Dimoqraadiyad Buu Naga Ahaa

Shariif Xasan: Khilaafka Dimoqraadiyad Buu Naga Ahaa

Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in khilaafka u dhaxeeyay dowladda uu qeyb ka yahay dimoqraadiyadda, haatanna xal laga gaaray.

Guddoomiyaha baarlamaanka KMG ah ee Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa sheegay in khilaafkii u dhaxeeyay dowladda uu soo afjarmay, ka dib markii xukuumadda la ansixiyay.

Wareysi khaas ah uu siiyay VOA-da ayuu Shariif Xasan ku sheegay in khilaafka uu qeyb ka ahaa nidaamka dimoqraadiyadda, ka dibna lagu xaliyay cod dheeri ah. Wuxuu ugu baaqay beesha caalamka inay taageeraan dowladda KMG ah.

XS
SM
MD
LG