Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sharif Xassan oo Baydhaba Mar Kale Tagay


Xildhibanada Somalia ee ka soo horjeeda guddoomiyaha Barlamanka ayaa sheegay inay go’aan ku gaareen inay qabtaan doorasho madaxweyne.

Guddoomiyaha barlamanka Shariif Xassan Sheikh Aden ayaa ku tilmaamay go’aankaasi mid sharci dara ah

Wareysiyo aan la kala yeelanay Sharif Xassan iyo Madoobe Nuunow halkan hoose ee qoraalkeena ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG