Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sharciga Qaxootiga Somalia oo la ansixiyey


Kulankii baarlamaanka Soomaaliya ee maanta ayaa lagu meel mariyey sharciga qaxootiga iyo barakacayaasha qaranka ee Soomaaliya.

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa manata ansixiyey sharciga qaxootiga iyo barakacayaasha qaranka ee Soomaaliya.

Sharcigan, ayaa qodobada ku qoran waxaa ka mid ahdhismaha hay’adda dib usoo cleinta iyo dib u dejinta qaxootiga oo yeelata miisaaniyad sanadeed.

155 ka mid ah 156 xildhibaan oo joogay kulankii baarlamanka Soomaaliya ee maanta ayaa ansixiyey sharcigan, waxaana ka aamusay hal xildhibaan.

Codbixinta baarlamaanka waxaa warbixintan kasoo diray weriyahayaga Xasan Kaafi Qoyste.

Sharciga qaxootiga Oo La Ansixiyey
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:15 0:00

XS
SM
MD
LG