Isku xirrada

War

Shaqo La'aan ka Jirta Somaliland


Shaqo La'aan ka Jirta Somaliland

Shaqo La'aan ka Jirta Somaliland

Shaqo la'aanta ka jirta Somaliland waxay si gaar ah u taabatay dhalinyarada jaamacadaha soo dhameeyey.

Shaqo la'aanta ka jirta Somaliland waxay si gaar ah u taabatay dhalinyarada jaamacadaha soo dhameeyey. Ajaanibta waddanka ka shaqeeya ayaa, qeyb ahaan, loo tiriyaa inay qaateen fursadihii yaraa ee dadka reer Somaliland ay heli lahaayeen.

Warbixinta oo dhameystiran, qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG