Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shaqo joojinta Britain


Shaqo joojinta Britain
Shaqo joojinta Britain

Britain waxaa maanta ka bilaabatay shaqo joojin ay ka qayb-qaadanayaan In kabadan laba malyuun oo shaqaale ah oo ka shaqeeya dugsiyada warbarashada, Cusbitaalada, Garoomada diyaaradaha, Dekeddaha iyo xafiisyada dowladda Britain oo dhan

Sababta shaqo-joojinta ayaa lagu sheegay inay tahay shaqaalaha oo diidan qorshe ay dowladdu ku doonayso inay ku dhinto lacagaha howlgalka.

Shaqo joojinta ayaa noqonaysa tii ugu weynayd ee dalka Britian laga sameeyo 30-kii sannadood ee la soo dhaafay.

Shaqo joojinta ayaa saameyn weyn ku yeellatay guud ahaan dalka Britain.

XS
SM
MD
LG