Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shaqaalaha Xafiiska RW oo la Qabqabtay


ilaa 5 ka mid ilaalada gaarka ah ee Ra'iisal Wasaaraha Somalia Prof. Cabdiwali Maxamed Cali ayaa waxa xiray ciidanka nabad-sugidda DKMG

iilaa 5 ka mid ilaalada gaarka ah ee Ra'iisal Wasaaraha Somalia Prof. Cabdiwali Maxamed Cali ayaa waxa xiray ciidanka nabad-sugidda DKMG ah.

Talaabadan ayaa timid iyada oo DKMG ee Somalia ay sheegtay inay socoto baaris lagu hayo qaraxii 4tii bishan ka dhacay Tiyaatarkii Muqdisho.

War arrintaas ku saabsan hoosta ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG