Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shabab oo Qirtay Duulaankii Puntland


Af-hayeenka Al-Shabab Cali Maxamuud Raage ayaa warbaahinta Shabab u sheegay inay maleeshiyadaasi direen 14 Maarso.

Cali Dheere ma sheegin tirada maleeshiyada la dhimatay ururka.

Maamullada Puntland iyo Galmudug ayaa sheegay si kala gaar ah inay dileen boqolaal, tiro la mid ahna maxaabiis looga qabsaday.

Maleeshiyaadka laga qabtay ayaa carruur u badnaa sida ka muuqatay sawirrada laga soo qaaday.

XS
SM
MD
LG