Isku xirrada

War

Shabaab oo Siyaasi ku Dilay Kismaayo


Shabaab oo Siyaasi ku Dilay Kismaayo

Shabaab oo Siyaasi ku Dilay Kismaayo

Kooxda Al-shabaab ay Kismaayo ku dilay Xareed Cali Dur-dur oo ah siyaasi ka soo jeeda Jubbooyinka kaddib markii ay gurigiisa kala baxeen.

Wararka ka imanaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in ururka Al-shabaab ay xalay cisbitaalka magaaladaasi soo dhigeen maydka Xareed Cali Dur-dur oo ahaa siyaasi ka soo jeeda gobollada Jubboyinka

Shabaabka ayaa siyaasigan kala baxay gurigiisa oo ku yaalla isla magaalda Kismaayo. Haddba dilka siyaasigaasi waxaa VOA-da uga warramay Maxamud Sayid Aden oo ka mid ah xildhibaanada ku meel gaarka ah ee Soomaaliyeed oo garnayay siyaasigaasi la dilay.

XS
SM
MD
LG