Isku xirrada

War

Shabaab oo Qiratay Guul Darro


Shabaab oo Qiratay Guul Darro

Shabaab oo Qiratay Guul Darro

Hoggaamiye ka tirsan kooxda al-Shabaab ayaa sheegay in dagaaladii u dambeeyay ee ka dhacay Soomaaliya si weyn ugu jabeen.

Hoggaamiye ka tirsan kooxda al-Shabaab ayaa sheegay in dagaaladii u dambeeyay ee ka dhacay Soomaaliya ay si weyn ugu wiiqmeen.

Axmed Cabdi Godane, hoggaamiyaha al-Shabaab ayaa sheegay in ay la soo gudboonaatay nusqaan dhanka awoodda ah, isagoo sheegay in ay taasi ugu wacan tahay dagaal dhinacyo badan oo loo geystay kooxdiisa.

Waxa uu sheegay inaanay meesha ka marneyn khilaaf al-Shabaab dhexdeeda ah iyo basaasiin ku dhex jirta kooxdooda.

XS
SM
MD
LG