Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shabaab oo Lidka Diyaaradaha Riday


Shabaab oo Lidka Diyaaradaha Riday
Shabaab oo Lidka Diyaaradaha Riday

Kooxda al-Shabaab ayaa la sheegay inay lidka diyaaradaha ku rideen helicoptero dul heehaabay qeybaha ay ka taliyaan ee Muqdisho.

Kooxda al-Shabaab ayaa la sheegay inay lidka diyaaradaha ku rideen helicoptero dul heehaabayay qeybaha ay ka taliyaan ee Muqdisho.

Goob jooge ka gaabsaday magaciisa ayaa VOA-da u sheegay in maalmahanba ay si joogta ah magaalada Muqdisho ugu dul heehaabayeen diyaarado isugu jira helicoptero iyo AC-130.

Wuxuu sheegay in diyaaradahaasi aan la arki karin xarfaha ku qoran, wuxuuna sheegay in lidka diyaaradaha ay ku rideen koox uusan magacaabin. Hase yeeshee degmada laga riday ee Yaaqshiid, waxaa haysta kooxda al-Shabaab.

XS
SM
MD
LG