Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sheekh Xasan: Waa Nalaga Taageero Batay


Sheekh Xasan: Waa Nalaga Taageero Batay
Sheekh Xasan: Waa Nalaga Taageero Batay

Hogaamiyihii hore ee Xisbul-Islaam, Sheekh Xasan Daahir Aweys ayaa VOA-da u sheegay in ay jirto kala qeybsanaan Shabaab Dhexdiisa ah iyo in laga taageero badan yahay.

Hogaamiyihii hore ee ururkii Xisbul Islaam Sheekh Xasan Daahir Aweys ayaa sheegay in aan guul lagu tilmaami karin deegaamadii ay dhowaan dowladda KMG ah ka qabsatay urruka al-Shabaab ee uu haatan ka midka yahay.

Wuxuu sheegay in ay caadi tahay waxa dhacaya ee ayan iyagu u arkin guul laga gaaray.

Wuxuu sheegay in ay jirto kala qeybsanaan dhanka fikirka ah Shabaabka dhexdiisa, lagana badan yahay xagga taageerada. Hase yeeshee wuxuu sheegay in dadku ay aad ugu soo biirayaan kooxda al-Shabaab, ayna ku adkeysan doonaan inay sii wadaan dagaalka ka dhanka ah dowladda.

XS
SM
MD
LG