Isku xirrada

War

Sarkaal kasoo Goostay Ciidanka Somaliland

  • Abdulaziz Osman

Axmed Maxamed Aadam (Dalbac) oo ah sarkaal ka tirsanaa ciidanka Somaliland ayaa maanta sheegay inuu ka baxay ciidanka Somaliland

Axmed Maxamed Aadam (Dalbac) oo ah sarkaal ka tirsanaa ciidanka Somaliland ayaa maanta sheegay inuu ka baxay ciidanka Somaliland. Sarkaalkan ayaa ku sababeeyey inuu kasoo goosto ciidanka Somaliland isagoo ku qanci waayey sida ciidanku uu uga hawlgalay deegaanka Kalshaale.

Wareysiga oo dhameystiran, qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG