Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Saraakiil Britain ka Socda oo Muqdisho Tagey


Saraakiil Britain ka Socda oo Muqdisho Tagey
Saraakiil Britain ka Socda oo Muqdisho Tagey

Wafdigan oo ahaa mid heerkiisu sareeyo ayaa maanta magaalada Muqdisho kula kulmay RW Somalia Cabdiwali Cali kalana hadlay shirka London

Wafdi oo ahaa mid heerkiisu sareeyo ayaa maanta magaalada Muqdisho kula kulmay RW Somalia Cabdiwali Cali kalana hadlay shirka London ee uu RW Britain ku dhawaaqay dhamaadka sanadkii hore.

Ra'iisal Wasaaraha Somalia ayaa dhinaca kale ka hadlay mashruuc uu dhawaan saxeexay oo Bangiga Horumarinta Afrika uu mashruuc biyo galin ah ka fulinayo deegaanada Somaliland.

Warbixin dhameystiran oo arrintaas la xiriirta qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG