Isku xirrada

War

Yemen: Ku Dhowaad 100 Qof oo ku Dhintay Qarax

  • Jacfar Kukay

Yemen: Ku Dhowaad 100 Qof oo ku Dhintay Qarax

Yemen: Ku Dhowaad 100 Qof oo ku Dhintay Qarax

saacadba saacadda ka dameysa waa tirada dhimashada ayaa sii kordheysa.

Inka badan 70 ruux ayaa ku dhimatay, qaar kale oo badanna waa ay ku dhaawacmeen qarax xoog badan oo ka dhacay gudaha warshad hubka sameysa ee ku taalla magaalada koonfureed ee Khanfar, ee dalka Yemen.

Wariyaha VOA-da ayaa sheegay in dhimashada baaxadda leh ay ugu wacan tahay, ka dib markii ay si isdaba joog ah u qaraxday rasaastii iyo hubkii warshadda dhex yiillay.

XS
SM
MD
LG