Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sanadguurada 13aad ee Puntland


Sanadguurada 13aad ee Puntland
Sanadguurada 13aad ee Puntland

Maamul goboleedka Puntland ee Soomaaliya ayaa maanta u dabaal degay sanadguuradii 13aad ee ka soo sareegatay aasaaskiisa.

Maamul goboleedka Puntland ayaa maanta u dabaal degay sanadguuradii 13aad ee ka soo wareegatay markii la aasaasay maamulkaasi.

Xaflad ballaaran ayaa ka dhacday iyo damaashaad, magaalada Garowe ee caasimadda maamulka.

Madaxweynaha Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Faroole iyo ku xigeenkiisa, Cabdisamad Cali Shire ayaa ka qeybgalay xafladda ka dhacday magalada Garowe.

Dhanka kale, hal qof ayaa ku dhintay qarax loo maleeyay inuu ahaa miino dhulka lagu aaso, magaalada Garowe.

XS
SM
MD
LG