Isku xirrada

War

Salaadiin u Istaagay Xasilinta Colaadda Buuhoodle


Ugu yaraan 20 suldaan ayaa kulan ku yeeshay Hargeysa si ey nabadeyn uga dhex sameeyaan Somaliland iyo Beelaha dega, sool, sanaag & Ceyn

Kulan ay ku yeesheen magaalada Hargeysa in ka badan 20 Suldaan oo isaga kala yimi qaar ka mida Gobollada Somaliland ayaa ka sheegay inay doonayaan in wadahadal laga yeesho sidii loo soo afjari lahaa tabashooyinka beelaha dega buuhoodle iyo Sool isla markaana intaas raaciyey inay doonayaan inay wadahadal u furaan xukuumadda Somaliland iyo madaxdhaqameedka Deegaannadaas ka soo jeeda si loo soo afjaro tabashooyinka iyo shaqaaqooyinka dhacaba, haddaba Suldaan Barre Warsame Shire oo ka mida salaadiintan ayaa shirkaas ka dib u waramay VADA isagoo ugu horrayn sharxaya bayaan ay soo saareen:

Halakan hoose ee qoraalka ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG