Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixinta Chatham House ee Soomaaliya


Soomaaliya
Soomaaliya

Warbxintan, ayaa waxa ay ku saabsan tahay cilmi baaris uu aqalka Chattam House ka sameeyey xaaladda Soomaaliya, gaar ahaan hiigsiga sanadka 2016-ka.

Machadka Chatham House ee magaalada London ee dalka Britain, ayaa soo saaray warbixin ka kooban 20 bog oo arrimaha Soomaaliya ku saabsan.

Warbxintan, ayaa waxa ay ku saabsan tahay cilmi baaris uu aqalka Chatham House ka sameeyey xaaladda Soomaaliya, gaar ahaan hiigsiga sanadka 2016-ka, hannaanka federaalka iyo dhismaha maamul goboleedyada.

Warbixintan, ayaa waxaa lagu sheegay in beesha caalamka aysan ogolaan doonin in hay’adaha dowladda ee iminka jira ay sameystaan waqti kororsi, ay xilka kusii dhaafsanayaan bisha August ee sanadda 2016.

Waxaa warbixintan soo koobaya Maxamed Colaad Xasan.

Warbixinta Chattam House
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:05 0:00

XS
SM
MD
LG