Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Saameynta Weerarda Argagixiso ee Muslimiinta Yurub


Emily Winterbotham, RUSI
Emily Winterbotham, RUSI

Dadka muslimiinta ah ee ku nool qaaradda Yurub ayaa la kulma xadgudubyo iyo cunsuriyad marka ay dhacaan weeraro ay ku lug leeyihiin kooxda ISIS ama uu ka dambeeyo qof magaciisu uu muslim yahay.

Waxaa dhanka kalana ka jira guud ahaan qaaradda Yurub feejignaan ku aadan sidii looga hortagi lahaa weeraro ay gaystaan dadka xagjirka.

Hadaba Wariyaha VOA-da ee London, Ridwaan Xaaji cabdiwali ayaa arrimahan ka waraystan Emily Winterbotham (WINTERBOTHAM) oo ka tirsan machadka arrimaha dicaafaca iyo amaanka Britain ee loo soo gaabiyo RUSI, warbixintan ayuuna noo soo diray.

Warbixin: Ridwaan Xaaji Cabdi Weli
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:14 0:00

XS
SM
MD
LG