Isku xirrada

War Deg-Deg ah

20-Guurada Xasuuqii Rwanda


Qaxootigii Rwanda ee u qaxayay Tanzania, May 30, 1994.
Qaxootigii Rwanda ee u qaxayay Tanzania, May 30, 1994.
Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Rwanda ayaa dib usoo cusboonaysiiyey sheegashooyin ah in Faransiisku ay door ku lahaayeen xasuuqii dalka Rwanda ka dhacay sannadkii 1994-tii kaidb markii diblomaasiyiin Faransiis ah ay ka baxeen munaasabadaha lagu maamuusayo 20-guurada kasoo wareegtay xasuuqaasi eedahaas dartood.

20 sano ka hor maanta waxaa bilwoday Xasuuqii dalkaasi Rwanda markaasi oo diyaarad uu la socday madaxweynehiii hore ee waddankaasi lasoo riday, shilkaasi oo kadibna holciyey colaadda usoo dhaxatysay labada qabiil ee Tuutsiga iyo Huutuuga. Ilaa 800 kun oo qof ayaa la aamisna yahay inay ku dhinteen colaadda.

Hoos ka dhagayso warbixin iyo waraysi ku saabsan arrintaasi
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:10:38 0:00
XS
SM
MD
LG