Isku xirrada

War

RW Somalia oo Golaha Amaanka Hadal ka Jeediyey


RW Somalia oo Golaha Amaanka Hadal ka Jeediyey

RW Somalia oo Golaha Amaanka Hadal ka Jeediyey

RW Cabdiwali Maxamed Cali ayaa ka hadlay dhinacyada nabadda, gargaarka iyo siyaasadda ee dawladda Somalia, isaga oo codsaday taageero

RW Cabdiwali Maxamed Cali ayaa ka hadlay dhinacyada nabadda, gargaarka iyo siyaasadda ee dawladda Somalia, isaga oo codsaday taageero si ay xukuumaddiisu awood ugu hesho in mas'uuliyadaha horyaalla ay muddada sanadka ah ee u hartay ay ku dhameystirto.

Hadalka Ra'iisal Wasaaraha iyo ka Ergeyga Gaarka ee XGQM ee arrimaha Somalia, Augustine Mahiga oo isna Golaha Amaanka hadal ka jeediyey, qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG