Isku xirrada

War Deg-Deg ah

RW Gaas oo ka Warbixiyey Shirka Istanbul


Ra'iisal Wasaaraha ayaa sheegay in shirkii maanta dhacay afar qodob culayska lagu saaray, kuwaas oo la xiriira kaabayaasha dhaqaalaha.

Qodobadan ayaa kala ah Biyaha, Tamarta, Waddooyinka, iyo Adkaysiga dadka.

Wareysi arrintaas la xiriira hoosta ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG