Isku xirrada

War Deg-Deg ah

RW Gaas oo Booqday Suuqa Gubtay ee Xamar-weyne


RW Gaas oo Booqday Suuqa Gubtay ee Xamar-weyne
RW Gaas oo Booqday Suuqa Gubtay ee Xamar-weyne

RW Somalia ayaa ka booqday suuqa Xamar-weyne, iyada oo ganacsatadii suuqu ay u sheegeen in hanti aad u badani ay halkaas ku gubatay

RW Somalia ayaa ka booqday suuqa Xamar-weyne, iyada oo ganacsatadii suuqu ay u sheegeen in hanti aad u badani ay halkaas ku gubatay.

Dabkan ayaa kacay xalay, iyada oo la sheegay in dabku ka bilowday qeybta khudaarta ee suuqa.

XS
SM
MD
LG