Isku xirrada

War

VOA: Wareysi Dheer R/W Farmaajo


VOA: Wareysi Dheer R/W Farmaajo

VOA: Wareysi Dheer R/W Farmaajo

Ra'iisal Wasaare M. Farmaajo ayaa sheegay in Dawladda Somalia ay shaqaalaysay shirkad ol-oleysa si ay danaha Soomaaliyeed u horumariso

Ra’iisal wasaaraha Soomaaliyaha Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wareysi dheer oo uu siiyay Laantan Af-Soomaaliga ee VOA-da kaga hadlay arrimo badan oo Soomaaliya quseeya.

Ra’iisal wasaaraha waxyaabaha uu ka hadlay waxaa ka mid ah: Khilaafka ka taagan doorashada madaxda sar sare ee dowladda, shirkad Maraykan ah oo ay xukuumaddu shaqaaleysay si ay ugu adeegto danaha Soomaaliyeed ee horumarka, waxqabadka dowladdiisa ee 100-kii maalmood ee u horreeyay iyo qodobo kale.

Ra’iisal wasaare Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo iminka ku sugan magaalada Muqdisho waxaa khadka telefoonka ku wareystay Cabdiraxmaan Yabarow, madaxa laantan Af-Soomaaliga ee VOA oo jooga magaaladan Washington.

XS
SM
MD
LG