Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somalia oo Magangalinaysa Safiirka Liibiya


Somalia oo Magangalinaysa Safiirka Liibiya
Somalia oo Magangalinaysa Safiirka Liibiya

Ra'iisal Wasaaraha Somalia, Maxamed Cabdullaahi farmaajo ayaa sheegay inuu magan galin doono Safiirka Libya u fadhiya waddanka Somalia

Ra'iisal Wasaaraha Somalia, Maxamed Cabdullaahi farmaajo ayaa sheegay inuu magan galin doono Safiirka Libya u fadhiya waddanka Somalia, isla markaana, waxa Ra'iisal Wasaare Farmaajo uu shacabka reer Libya ugu baaqan inay ilaaliyaan ammaanka Soomaalida waddankooda ku dhaqan.

Warbixin iyo wareysi arrintaas ku saabsan, qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG