Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysiga Raisal-wasaare Cabdiweli Max'ed


Ra'iisal wasaaraha Soomaaliya.
Ra'iisal wasaaraha Soomaaliya.

Ra'iisal wasaaraha Soomaaliya Prof. Cabdiweli Maxamed Cali ayaa ku baaqay dib u heshiisiin in la sameeyo.

Ra'iisal wasaaraha Soomaaliya Prof Cabdiweli Maxamed Cali ayaa wareysi uu siiyay idaacaddan VOA, wuxuu uga hadlay abaaraha ka taagan Somalia, xukuumaddiisa cusub iyo sida uu ku soo dhisay iyo barnaamija xukuumaddiisa.

Ra'iisal wasaaraha wuxuu sheegay in ay ahmiyadda hawsha xukuumaddiisu ay ugu horreyso marka hore in wax laga qabto ammaanka, dalkana la xoreeyo.

Wuxuu ugu baaqay kooxda al-Shabaab inay u oggolaadaan dadka ay abaaruhu saameeyeen inay helaan gargaarka caalamiga ah.

Wareysiga ra'iisul-wasaaraha qeybta hoose ee qoraalkan ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG