Isku xirrada

War Deg-Deg ah

R/W Cabdiweli oo Eedeeyay Qaramada Midoobay


R/W Cabdiweli oo Eedeeyay Qaramada Midoobay
R/W Cabdiweli oo Eedeeyay Qaramada Midoobay

Ra'iisul-wasaaraha DKMG ee Soomaaliya C/weli Max'ed Cali ayaa sheegay in hay'addaha Qaramada Midoobay ee ka howlgala Soomaaliya aysan waxba ku qaban lacagaha faraha badan ee ay ku soo qaataan magaca Soomaaliya.

C/weli Max'ed Cali ayaa sheegay in dadka Soomaalida looga baahan yahay inay isku tashadaan oo aysan cidna waxba ka sugin.

Hadalkan ayuu ka sheegay munaasabad looga hadlayay nabadda oo ay soo qaban-qaabisay hay'adda DRC.

XS
SM
MD
LG