Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kufsiga joogto ayuu ka noqday xeryaha Dhadhaab


Xeryaha Dhadhaab
Xeryaha Dhadhaab
Dokumenti ay idaacadda VOA ka heshay xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab ayaa muujinaya in intii u dhaxaysay 26-kii Diisambar 2012 ilaa 8-dii Jannaayo 2013 ay dhaceen toddoba fal oo kufsi ah, iyo saddex isku-day weerarro kufsi ah.

Weerarradan ayaa ka dhacay xerada Ifo 2 oo ka tirsan xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab.

Dhinaca kalana, sarkaal u hadlay hay’adda qaxootiga ee qaramada midoobay ayaa sheegay in maalin walba ugu yaraan 100 qof oo Soomalai ah ay idb ugu laabtaan Soomalaiya iyagoo ka tallaabaya xuduudda, dadkaasina ay ka cararayaan xasilloonidarrada iyo budhcada hubaysan ee ka qawlaysanaysa xeryaha Dhadhaab.

Warbixin gaar ah oo ay arrintan nooga diyaarisay weriyaheenna Sahra Ciidle Nuur hoos ka dhagayso.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:06:59 0:00
XS
SM
MD
LG