Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Horumar Ka Jira Woqooyi Bari Kenya


Garissa: Dagaal dhexmaray laba Beellood
Garissa: Dagaal dhexmaray laba Beellood

Gobolka Waqooyi Bari ayaa waxaa dhawaan gaaray Shirkad dhiseysa jid laami ah oo isku xiraya magaalooyinka Gaarisa iyo Mandheera.

Dadka ku dhaqan gobolka Waqooyi Bari ee Kenya gaar ahaan dhulka u dhaxeeya Gaarisa iyo Mandheera ayaa tan iyo markii ay Kenya xuriyadda qaadatay sanadkii 1963-kii, ka haray horumarka deegaanada kale ee Kenya ay ku tallaabsadeen.

Dadka ku nool halkaas waxa ay mar walba sheegaan in taasi ay ugu wacan tahay ayadoo dowladdu aysan lacag ku bixin kaabayaasha dhaqaalaha ee gobolka.

Si kastaba, haatan oo Kenya uu ka hirgalay nidaamka ismaamul goboleedka ayaad mooddaa in gobolkaasi ay rajadiisu soo noolaaneyso, oo horumar uu jiro.

Gobolka Waqooyi Bari ayaa waxaa dhawaan gaaray Shirkad dhiseysa jid laami ah oo isku xiraya magaalooyinka Gaarisa iyo Mandheera.

Wariyeheenna Magaalada Gaarisa Maxamed Faarax Shire ayaa warbixintan inoo soo diray.

Warbixinta Maxamed Faarax Shire
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:10 0:00

XS
SM
MD
LG