Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Rabshadihii Yemen oo sii Xoogeysanaya


Rabshadihii Yemen oo sii Xoogeysanaya
Rabshadihii Yemen oo sii Xoogeysanaya

Xalay illaa saaka waxa magaalada Sanca, xarunta Yemen laga maqlayey madaafiic ay isku tuurayaan mucaaradka iyo ciidamada dawladda Yemen

Duqeymo culculus ayaa ilaa xilli dambe oo xalay ah ka socday magaalada Sanca ee xarunta dalka Yemen. Wararku waxa kale oo ay sheegayaan in dadkii dibadbaxayey oo ay weheliyaan ciidan horay uga goostay ciidanka dawladda ay qabsadeen xero ay leeyihiin ciidanka Madaxweyne Cali Cabdalla Saalix.

Wareysi arrintaas ku saabsan qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG