Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qurbe Joog Shir ku yeeshay Washington


Faadumo Faarax waxay ka qeybgashay Shirweynaha Qurbe joogta ee Washington.
Faadumo Faarax waxay ka qeybgashay Shirweynaha Qurbe joogta ee Washington.

Waxaa magaalada Washington ku soo gabagaboobay maalintii shalay shir weyne ay isugu yimaadeen Qurbe Joog kala duwan.

Waxaa magaalada Washington ku soo xirmay maalintii shalay shir weyne ay isugu yimaadeen Qurbe joog ku sugan Maraykanka iyo dibadda.

Shirweynahaasi wuxuu ku saabsanaa doorka qorbe joogta ay ku yeelan karaan dhinaca horumarinta dalalkooda iyo ka qeybgalka siyaasadaha iyo maalgelinta dalalka ay ku nool yihiin.

Shirkaasi waxaa soo qaban qaabiyay hay'adda Maraykanka u qaabisan horumarinta ee USAID, waxaana gacan siisay wasaaradda arrimaha dibadda ee dalkan Maraykanka.

XS
SM
MD
LG