Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qorshaha Maamulka Jubbooyinka oo laga Hor Yimid


Toboneeyo xildhibaano ah ayaa maanta shir jar'aaid ku qabtay magaalada Muqdisho, kana digay maamulka cusub ee Jubbooyinka.

Ilaa markii ay soo shaac baxday arrinta maamul u sameysnta saddexda gobol ee Jubbada Hoose, Jubbada Dhexe, iyo Gedo, waxa jira muran iyo diidmo ka imanaya dad iyagu sheegay in qolo gaar ahi ay barnaamijka afduubayso.

Warbixint oo dhan hoosta ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG