Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kenya: Al-Shabaab Dhallinyaro Ayey Qoraneysaa


Shabaab
Shabaab

Sida ay baahisay warbaahinta dalka Kenya, dowladda Kenya ayaa sheegtay in maleeshiyada ururka Al-Shabab ay si qasab ah askar kaga dhigaan dhallinyarada dalkaasi si dhankooda uga barbar dagaallamaan.

Warbaahinta ayaa soo xigatay Taliyaha ciidanka Milatariga Kenya Samson Mwathethe oo sheegay in dhallinyarada Kenyaanka ah aanay ku qanacsaneyn ku biirista Al-Shabaabbalse la cabsi geliyo.

Hadalka dowladda Kenya, ayaa imanaya ayada oo weeraro dhowr ah oo Al-Shabaab ay fulisay ay ka dhaceen dalka Kenya, kuwaasi oo qaarkood ay fuliyeen dad Kenyan ah.

Wariyeheenna Xuseen Barre Aaden ayaa arrintan wax ka weydiiyay
Xildhibaan Cabdullaahi Diiriye Dhakalow oo laga soo doorto Koonfurta Wajeer ee gobolka Waqooyi Bari ee Kenya.

Al-Shabaab oo qoraneysa askar Kenyan ah
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:18 0:00

XS
SM
MD
LG