Isku xirrada

War

QM: Somalia Halis Bey Weli Ku Jirtaa


Fariin ay shalay sii deysay Qaramada Midoobay oo uu soo gudbiyay xafiiska isku duwidda gargaarka bani aadnimo ee marka magaciisa la soo gaabiyo la yirahdo Ocha ayaa lagu sheegay, in xaaladda bani aadnimo ee Somalia ay tahay mid Qatar ku jirta.

Fariintaasi ay sii deysay Qaramada Midoobay ayaa waxaa u soo gudbiyay xafiiska Qaramada Midoobay ee isku duwidda Gargaarka Bani aadnimo.

Warbixin ku saabsan arintaasi halka hoose ee Qoraalkan ka dhageyso

XS
SM
MD
LG