Isku xirrada

War Deg-Deg ah

QM iyo Hay'addaha Gargaarka oo Somalia u Guuraya


Sarkaal sare oo QM ka tirsan ayaa sheegay in QM iyo hay'addaha gargaarka qaabilsani ay Somalia u guuri doonaan muddo 2 bilood kadib

Qaramada Midoobay iyo hay’ado kale oo caalami ah ayaa dib ugu noqonaya waddanka Somalia labada bilood ee soo socda, ka dib markii ay halkaasi in ka badan 17 sano ay ka maqnaayeen, sidaas waxasheegay sarkaal sare oo ka tirsan Qaramada Midoobay.

Baaqan ayaa soo baxay kadib markii kooxda Alshabab ayaa ka mamnuuceen saddex hay’adood oo Christian ah oo gargaarka qaabilsanaa inay ka howl galaan dhulka ay xukumaan.

Warka oo dhameystiran hoosta ka dhageyso

XS
SM
MD
LG