Isku xirrada

War

QM: Gargaar ayaan Siinay kala bar Dadkii Baahnaa


QM: Gargaar ayaan Siinay kala bar Dadkii Baahnaa

QM: Gargaar ayaan Siinay kala bar Dadkii Baahnaa

Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in raashin gar-gaar la gaadhsiiyay in ka badan kala bar dadkii Soomaalida ahaa ee u baahnaa gar-gaarka deg-dega ah.

Xafiiska QM ayaa sheegay in dadka cuntada gar-gaarka la gaarsiiyay ay dhan yihiin 2 malyuun iyo 2 boqol oo kun oo qof halka sidoo kale laba malyuun oo Soomaali ah ay wali aad ugu baahan yihiin gar-gaar deg-deg ah

Qaramada Midoobay waxay sheegtay in inkastoo rajo wanaagsan laga qabo saadaasha dhinaca roobabka ah, hadana tirada dadka ay heysato mushkiladda cunto la’aan ay heer sareeysa ku sii nagaan doonto sannadka 2012

XS
SM
MD
LG