Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Japan: Nin Ku Dhawaad 20 Ruux ku Dilay Middi


Nin dhalinyaro ah oo u dhashey dalka Japan ayaa middi ku diley ku dhowaad 19 qof waxuuna dhaawacay in ka badan 20 ruux, aroortii hore ee Talaadada xilliga Japan. Ruuxaasi, oo hadda booliska gacanta ugu jira, ayaa wararka qaar sheegayaan in uu sheegay in uu doonayay in uu adduunka dhaafiyo dadka aan lixaadkooda dhammeyn ee cuuryaamiinta ah. Sahra Cabdi Axmed ayaa haddaba Khadka telefoonka ee magaaladasi Tokiyo kula xariirtey Cabdifataah Cabdulahi Warsame, oo kamid ah Soomalida ku nool magaaladasi dilku uu ka dhacay, waxayna weydiisay bal sidey wax u dhaceen.

Dhageyso nin Midd Dad ku laayay
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:36 0:00

XS
SM
MD
LG