Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda: Tayada Waxbarashada S/Land


Laanta af Somaliga ee Idaacada VOA ayaa toddobaadkan magaalada Hargeysa ku qabatay kulan aqooneed lagu falanqeeyey ahmiyada tayada waxbarashada Somaliland, halkaas oo ay isugu yimaadeen masuuliyiin iyo aqoonyahano door ah oo ku faaqiday mawduucan.

Madaxa laantan Af Somaliga ee VOA Cabdiraxmaan Yabarow ayaa daahfurka kulankan ka hadlay, dooddana waxaa dhexdhexaadiyey weriyaheenna Cabdixakiim Maxamuud Shirwac.

Dhageyso Tayada Waxbarashada Somaliland_
please wait

No media source currently available

0:00 0:38:57 0:00

XS
SM
MD
LG