Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qarax ka Dhacay Xero Barakacayaal


Qarax ka Dhacay Xero Barakacayaal
Qarax ka Dhacay Xero Barakacayaal

Ugu yaraan 2 qof ayaa dhintay, 6-kalena way dhaawacmeen kaddib markii uu maanta qarax ka dhacay xero barakacayaal oo ku taalla safaaraddii hore ee Maraykanka ee Muqdisho.

Qaraxan oo ka dhacay xafiiska xerada ayaa dadka ku waxyooleebay waxaa ku jira hor-joogayaasha xerada.

Qaraxan maanta ayaa ku beegmay iyadoo Muqdisho uu soo gaadhay wafdi ka socda QM oo kormeerayay xeryaha barakacayaasha. Wafdigan ka socday QM ayaa lagu weeraray xafiis ay leeyihiin hay'addaha QM oo Muqdisho ku yaalla.

Wali lama oga ujeeddada rasmiga ah ee ka danbeysa in xero barakacayaal uu qarax ka dhaco.

XS
SM
MD
LG