Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Turkey: Somalia oo Carwo ku soo Bandhigtay Wax-soosaarkeeda


Dawladda Somalia ayaa waxyaabaha ay Somalia ay gaarka u leedahay ee wax soo saarkeeda gudaha kusoo bandhigtey Carwada Caalamiga ah ee ilaa iyo bishii April uga socotey magaalada Antaaliya ee dalka Turkiga.

Carwadan oo ay ka qeybgalayaan 53 wadan oo caalamka ah waxaa Somalia uga qeybgalay Cabdirashiid Axmed, Wasiirka Ganacisga iyo Warshadaha Somalia oo ay wehelinayaan ganacsato Soomaali ah.

Sahra Cabdi ayaa wasiirka wax ka weydiisay waxay carwaddan Somalia uga dhigantahay, balse marka hore waxay arrimahan carwaddan iyo waxyaabihii halkaasi ka dhacay ay wax ka weydiisay Suxufi Cabdisalaan Hareeri.

Dhageyso Carwada Turkiga
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:47 0:00

XS
SM
MD
LG